Wafdigii uu horkacayey Raisul Wasaare Khayre oo ku soo laabtay dalka (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Mareykanka ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday. Wasiiro xukuumadda ka tirsan iyo xildhibaanno ayaa Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay garoonka diryaaraha Aadan Cabdulle Cusmaan. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa mudadii uu safarka shaqo ku … Continue reading Wafdigii uu horkacayey Raisul Wasaare Khayre oo ku soo laabtay dalka (Daawo Sawirro)